Saint Paul Public Library

Library Closing:
All locations closed September 4 - 6.

Kidsite

Teensite



Workplace

Grow A Reader early literacy microsite

Blast Off to Kindergarten

City of Saint Paul, Minnesota

The Friends of the Saint Paul Public Library

MnKnows - Dig Deeper @ Your Library.

Sample Night Live

Wararka ku Saabsan Dib-u-Cusbooneysiinta

Listen in Somali

Alaabta aan warqadaha ku daabacnayn (sida cajaladaha iyo CD-yada) halmar waa la cusbooneysiin karaa haddii aan markaa qof kale sugeyn.

Buugta iyo joornaalada waa la cusbooneysiin karaa laba jeer haddii aanu qof kale sugeyn.

Haddii aad u baahan tahay inaad alaab cusbooneysatid waaxaad wacdaa 651-292-6002, waxaadna u baahantahay lambarka kaarkaaga maktabada iyo labarka loo yaqaan barcode ee ku dul qoran sheyga aad doonaysid inaad cusbooneysid.

Sidoo kale alaabta dib waad u cusbooneysiin kartaa adigoo wacaya mid ka mid ah laamaha ka tirsan maktabdaha Saint Paul, ama adigoo tegaya laan kasta, waxaadna u baahan tahay inaad haysatid kaarkaaga maktabada!

Alaabta waxa kale oo aad ka cusbooneysiin kartaa adigoo booqanaya www.sppl.org/renew haddii aad haysatid lambarka sirta ah ee PIN.


Bookmark and Share